WELCOME FCEAGLES

fceagles.sports.officelive.com
Home     About Us     Contact Us     fceagles history team     players      
FCEagles 6 - 2 Ohio United FC   
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

. socdaaladii Kooxda

hadaba sanadkii 2007 waxay u anbabbaxee gobolka Indiana halkaas oo ay kula kulmeen kooxo badan sida kooxda Horseed, sidoo kale sanadkii 2008 waxay booqasho ku tegeen Gobolka KY halkaas oo kooxo kula kulmeen

. Ciyaaraha ay kooxdu ciyaareen

INHorseed:1-1: Fcceagles

KYMidnimo:3-2:Fcceagles

OHfcceagle:4-1:KYmidnimo

 

14-waxqabadkii kooxda

.Koobabkii kooxdu ku guulaysatay

waxay ku guulaystay kooxdo 2koob oo ku qaaday magaaladan Columbus koobabkaas oo ay dhigeen midkii kowaad maamulka masjidka Ibnu taymiyah waxaana kugu danbayntii isugu soo haray labad kooxood oo kala ah

Fcceagles Vs Altaqwa waxaan ku guulaysatay Fcceagles oo ku qaaday kool ku laadid(pen) . koobkii labaaad waxaa dhigay OSTSA oo loo soo Ohio state Somali Association waxaana ku guulaystay kooxda Fcceagles kadib markii ay ku herdemeen gebegebadii koob ka labada kooxood oo kala aha Fcceagles Vs aballanad waxaan guushu halkaas ku raacday kooxda fcceagles

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Posw d lPFAPts

 1.

 FC Eagles

2357959
2.

fcohio united

2245757
3.altaqwa23401739
4.fcaplaland23382437
5.columbus star23302937
6.fc hilaac23331836