WELCOME FCEAGLES

fceagles.sports.officelive.com
Home     About Us     Contact Us     fceagles history team     players      
 
 welcome FCEagles waaan soo dha weenay naa qof walba
 
 
 
Maanta Waa: Sunday 07 June, 2009
 
                                                                                           
 
Wednesday 20 May, 2009
 
 
FCEagles
Pause Stop Previous Next View full-sized photos
Home
Tuesday, 19 May 2009
 
 
 
Xavi “Wax Waliba Waxay Ku Xidhnaan Doonaan Ciyaarta Aanu La Yeelan Doono Manchester United”
Monday, 18 May 2009
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona, Xavi, ayaa ku tilmaamay guushii ay    kooxdiisu ku qaadatay Copa Del Ray inuu ahayd mid taariikhi ah. 65200150 
Read more...
 
Kulan kubada Cagta ah oo dhex maray Rugcadaagii hore ee Kooxii hii Ex NDC iyo Ex NPP
Sunday, 17 May 2009
 

Kulankaas oo ahaa mid aad u  xiiso badan oo si aad ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay  Garoonka kubada Cagta ee 31 May ee xaafada Jigjig yar galabtii Jimce 15/5/2009, waxayna ciyaartaasi bilaabmatay 4:15Pm,

Read more...
 
Ronaldinho Oo Ku Biiraya Kooxda Manchester City
Sunday, 17 May 2009

Kooxda Manchester city ee dalka Ingiriiska ayaa waxay awooda ugu badan saaraysaa siddii ay u heli lahayd xiddiga reer Brazil ee Ronaldinho oo  haatan u ciyaara kooxda Ac-Milan ee dalka Talyaaniga.  

 
Ayuub Da’ud Oo Diiday Inuu Ka Tago Kooxdiisa Juventus
Sunday, 17 May 2009

Weeraryahanka Soomaaliga ah ee u ciyaara  kooxda Juventus Ayub Da,ud ayaa ku adkaystay in uu lasii joogi doono kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in uu ka tagi doono kooxdaasi.

Read more...
 
Manchester United Oo Ku Guulaysatay Horyaalkii 18-aad Ee Dalka Ingiriiska
Sunday, 17 May 2009

Inkasta oo ay ku dhamaatay barbar dhac 0-0 ciyaartii shalay dhex martay kooxaha Arsenal iyo Manchester United hadana kooxda Manchester ayaa sidaasi ku qaadatay horyaalkii sanadka ee dalka Ingiriiska. Manchester ayaa u baahnayd dhibic keli ah si ay tittle ka ugu guulaysato, taasina way u suurto gashay.

Read more...
 
Waraysi Khaas ah Ciyaaryahan: C/raxman Ismail Ciise “ Cabdoo”
Sunday, 17 May 2009

Waxa manta noo suurto gashay in  aan kulan waraysi ah la yeelano Mid ka mid ah Ciyaartoydii ugu waaweeynaa Caasimada Soamliland , Hargeisa. Kooxahaas oo ka dhisnaa 1994 ilaa 2009.

Read more...
 
Former Oklahoma great Tisdale dies at 44
Saturday, 16 May 2009

Wherever Wayman Tisdale went, whatever he was doing, chances were he was smiling. Tisdale was a three-time All-American at Oklahoma in the mid-1980s before playing a dozen years in the NBA and later becoming an accomplished jazz musician.

Read more...
 
UEFA Oo Diiday Racfaankii Ay Qaateen Ciyaaryahanada Fletcher, Abidal Iyo Alves
Wednesday, 13 May 2009

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Manchester United Darren Fletcher iyo difaacyada  kooxda Barcelona ee kala ah  Eric Abidal iyo Daniel Alves ayaa wada seegi doona finalka koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League kadib markii  uu diday xidhiidhka kubbada cagta ee Yurub racfaan ay soo gudbiyeen maamulka labada kooxood.

 
Tababare Jose Oo Ka Tagaya Kooxda Al-Ahli Ee Dalka Masar
Wednesday, 13 May 2009

Macalinka kooxda Al Ahly ee dalka Masar Manuel Jose ayaa soo gabagabeeyay la joogitaankiisii  kooxda kubada cagta Al-Ahly ee dalka Masar  kadib markii uu ku dhawaaqay  inuu iska casilay xilka tababaranimo ee kooxdiisa.

Read more...
 
Cabdisalan Caddaay Oo Lagu Daray Xulka Qaranka Norway
Wednesday, 13 May 2009